June, 23-2013 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Dhagayso Waraysi Khaasa Daahir Cabdale Calasow oo Markii ugu Horaysay Kahadlay Dacwada U Dhaxaysa Shirkada Dahabshiil iyo Siday Kubilaabantay+ Anigu Labo Qoloba aad ayaan Iskaga Ilaaliyaa! Yaase Kamida? Waraysi Gaara- Dhagayso Somalilandlive.com/ Shabakada Somalilandlive.com Ayaa Waraysi Gaara Layeelatay Wariyaha Caanka Ah ee Daahir Cabdale Calasow, Isaga oo Markii ugu Horaysan Kahadlay Dagaalka uu kala jiro Shirkada Dahabshiil iyo Nooca Dacwada Kadhaxaysa,

Sidoo kale Waxa uu Daahir Kawaramay Xidhiidhka kala Dhexeeya Somaliland iyaga oo Dhaliilay Wasiiro uu Xirsi kamidyay kuna Tilmaayay Xubno Kamida Ururka Alsahbaab

Waraysigan oo Dhamaystiran Kor Kadhagayso.

Waraysi Qaade
Eid Aden Abdi
Frankfurt /Germany


Somalilandlive.com
Somalilandlive@hotmail.com
COMMENTS (24)
Abdirahman says: Wednesday, June 25, 2014 at 22:23:56
somaliland nacabkeedu waxba ka qaadi maayo si kasta haduu u hadlo ganacsade dahab shiilna nina waxba kaga qoodi maayo hadal weliba taagaw waa weriye wuxu tarayaaba iska yaryahay inuu sida tukaha u qayliyo mooyaane hadalkiisu wax uu tarayo male haduu wax tar leeyahay dhulkiisan baaba ay wax haka qabto kadib markaa dadka wax qabsaday afkaaga ula tag horaa loo tiisaba daryeelaa tu kale ku dara orod muqdishadan gubanayso ee is cuntay wax kaso qabo ee aan nin wax lagu aamin lahayn ee madaxdeeda iyo ganacsadaheeduba tuugta yihiin ee masaakiinta dhacaya wax kasoo qabo kolayba laga yaabaa inaad adna afka ku dhacdid ood wax kaga kuragtidide
Jamaal says: Sunday, July 14, 2013 at 20:31:51
kan ciyaalaa suuqaa ah maxaad kaa soo geliseen waa mid dinjire
Drhassan says: Monday, July 01, 2013 at 23:40:21
LIKE
Ahmed says: Tuesday, June 25, 2013 at 01:06:16
daahir calasoow walaahi hadaan qaban lahaa waan wasi lahaa waa eey nijaas garac finahaar qaar baa waraysanaya oo aan dhiig laheen oo isaga la mid ah war waxa ka ilaashada websatyada hadii kale waxaanu ku baqaynaa in aan la furin wabsatyada soo daaya barigii hore waxuu ahaa dameerle goorma ayuu saxaafada ku soo booday waa duni aqrisabaan
Muqdsho boy says: Monday, June 24, 2013 at 10:24:58
isabaaradaii boodheere camal uu moodaa saxaafda duli kan waa naceebeeyay naftaada aa talo kaa baahan ccid walbaa waa ujwaabi uu dhahaa obamana jawaabtiis aan kaa sugyn
Salaxlay says: Monday, June 24, 2013 at 10:06:47
waar nacaskani malaa wuu jaho wareeeray jubland ayuu kuwareeray iyo somaliland jareer ajhowareeray caqli xumana udheertahay somaliland dhul kaama haystaan hadaad hawiye tahay? xadna malihidin, ismana taqaanaan hadaba su,aashu waxay tahay maxaa kaagalay arimaha somaliland? mise sheekadu waa wayd gurigaaga laguma waraabiyo oo soo dhaweyntii hargeysa markaad qaxoontiga ahayd ayaad nac nac ugu abaaaal guday? hadaad talo hayso hadaad caqli leedahay hadaad abwqaan tahay hadaad siyaasi tahay,hadaad abwaan tahay intaba hawiyaha aad marna abgaal sheegan jirtay hadana sacad sheegato ayaa kaaga baahan
Mr. Axmed shiiqow says: Sunday, June 23, 2013 at 23:06:14
Kkkkkkkkkkkkkk doqon alasowow walle dulinimadaada dadko dhami wey arkaane waxan kudhihi lahaa aday kurontahay inaad dhowrto anshaxa hadii kale kkkkkkk hurdo andhaman ayaad sexan dontaa . Walaalahayga hargaysa waxan leyahay kunolaada farxad iyo nolol sare by
Guhaad says: Sunday, June 23, 2013 at 20:29:18
daahir alasoow alaha xafido waa saxafi u shaqeeya soomalida dadka iyo dalka jecel
Real talk says: Sunday, June 23, 2013 at 20:12:26
masha allah dahir alasow nikii jeceel ama neceeb wuxu uu ogyhayba iska yaar.wlahi waa wariyaha kaliya Somalia ee xaaq kuu tagan.dahir nolow wixi shacabka dhibaya kaa dheex qaabo caade.Geesiba tahay guulayso fuck all the haters
Dheere Power says: Sunday, June 23, 2013 at 18:47:54
Soomaalida intooda badan ma jecla runta Dahir Calasow isaq ma necba Balse wuxuu sheega dhaliisha Xaaran-kunaaxyada Hargeysa iyo Corruption jira. Wasiir-kusheeg kiish qamadi la cararaya oo tuug ah in la canbaareyo waa xaq. waxay iibsaden hantidii ay dhistay dawladii kacaanka sida Warshadii sibidhka Haamihii shidaalka Berbera,Dugsiyadii iwm Hargeysa biyo maleh waxa loo aroora Geed-deeble. Qofkii musuqmasuq difaaca isaga tuug ah.
Page 2 3   Next »
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
LATEST NEWS