December, 09-2012 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  

Shabakadda Hadhwanaagnews waxay bilowday in dalka Somaliland nabadgalyadiisa ay khal khal galiso iyaga oo mas’uul ka ah 100% inay soo dabaaceen wax ay ku tilmaameen maqaal oo mawduuciisu yahay Hanjabaad faldambiyeed dil ah ( Death threat) iyo haddidaad qaawan oo ku socoto madaxweynaha Somalind Md Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo madax kale iyagaoo soo sawiray dad u muuqda inay yihiin argaggixiso ku xeel dheer sida madaxda loo khaarajiyo sida qoraalkaba aad ka arki doontaan. Qoraalkan ay soo daabacday Hadhwanaagnews markii ay dad badani akhristeen ayay ka saareen wakhti dambe balse illaa hadda mawdduucii oo ah “Siilaanyow Dushaada Ka Filo Qoriga Shiishka dheer” ayaa ku jira oo aad ka helaysaa Google.com-ka. Hadaba saxaafadda qoraalka ah ama warbaahinta kaleba waxaa ka xaaraan ah in hanjabaad dil ah ( Death threat ) oo ku socota madax ama qof caadiyaba in warbaahinta loo soo mariyo. Akhristow fadlan akhri ishaa kuu macalin ah

Siilaanyo Dushaada ka filo Qoriga Shiishka Dheer

(Hadhwanaagnews) Saturday, December 08, 2012
Shicibka Xalaasha ah ee Somaliland Ayaa kucaana maalay nabad iyo nolo ay kujirto xornimo taasoo lagu kenay halgan dheer, waxaa kaloo Somaliland soo maray Dooroshooyin qiimo leh

Shicibka Xalaasha ah ee Somaliland Ayaa kucaana maalay nabad iyo nolo ay kujirto xornimo taasoo lagu kenay halgan dheer, waxaa kaloo Somaliland soo maray Dooroshooyin qiimo leh waxaayna ku dhamaan jirtay Faraxdin iyo is hambalyeen hase ahaatee intii uu talada lawareegay Siilaanyo ayaa waxaa ka dhacday Doorasho taasoo lagu dooranayay Golaha deegaanka iyo Ururo Cusub.

Sida caadada u ah Somaliland Tartanka Doorashooyinka waa lakala helaa waana waxyaabaha ay Somaliland kufaanto waana la isku hanbalyeeyaa hase ahatee abid Somaliland ma aysan soo marin amaba dowladaha Caalamkabaka aysan dhicin in layidhaahdo Deegaankaagii oo aad codka karabtey oo lagugu yidhaahdo Codkaagii waala waayay oo Daatadii waa ay Masaxtay amaba Virus ayaa galay.

Doorashadan ugu horeysay ee Taliska wareersan ee Dhiig yacabka ah Siilaanyo qabatay ayaa noqotay mid taarikh madow dalka usoo jiitey , waxaa Magalada Hargeysa ka dhacay Mudaharaad lagu diidan yahay Arimahaas aan dusha kusoo sheegay, waxaa kaloo dhacay dad muwaadiniin ah oo u dhashey Deegaanka hargeysa in xabad lagu laayo hase ahaatee somalidu waxay tidhaahdaa ninkii dhoof kuyimdbaa Geeridu dhibaysaa marka Dhiigyacab siilaanyo waxaan usheegayaa in aad Adigu Hargeysa aad kujoogtid magan galyo oo aanu Inagu kugu heynay laakinse Inaga ayaa orad kaaga saarayna adiga iyo Xirsi Gaab.

Aduunku imika waa uu il-baxay waxaa lagaaray amaba waxaa lakeenay xeelado casri ah oo qofka isaga oo aqalkiisa jooga meel dheer laga khaarajin doono.

Waxaanu balan qaadaynaa adiga iyo Xirsi Gaab inaadan Hargeysa Faraxdin kujoogi doonin oo markaad dibada usoo baxdaan Madaxa ama dhafoorka idin ka toogan doonto Inaga oo khibradeeda iska leh oo aanu naqaano sida sheedaha dhaadheer looga toogto qofka.

Shalay Inaga Ayaa hargeysa ka xoreynay Faqashtii iyo Siyaad bare Maantana Inaga ayaa kaa xoraynayna Hargeysa waa inoo iyo balan.

Gabagabadii Marxuumka naga dhintay Marxuum Ridwaan Adan Hassan Allaha U Naxariiso Gacantaada ayuu kudhintay adiga ayaana ka masuul ah waxaana kuugu biishaaraynaa inaanu aarsan doono waa adiga iyo Xulafadaada Hargeysa Martida ku ah Geedka Dushaada ama Aqalka Dushaada kafilo Qoriga Shiishka dheer ee shanqadah Gaaban ee uu Masaafihiisu gaadhoyo ilaa iyo 1,250 m (1,367 yd) waxaana isticmaalaynaa Qoriga Magaciisu yahay Barrett M82A1 ee uusameeyo Dalka Australiya.

Taarikhda dib uyara baadh inta Madaxweyne ee Qorigan lagu dilay kiiyo qofku aqalkiisa, Geedkiisa ama Baabuurkisa iska dhexjoogo si dhib yarna loo isticmaalo taasoo kaliya lakaashanayo amaba isticmaalayo isha iyo farta.

Waa inoo iyo Balan ilaahay Adiga, iyo Kimishinka dhamaantiin Kii badiya, Siyaad Bareba Cadaalada darada waalaga diidey, Adiga Ayaa Sheegi doona Codadkeenii aanu u taagnayd maalin iyo habeen halka aad ku qariseen.

Waa Guruubkii Hargeysa Xoreeyay imikana dib U xoreenaya, Ciyaartiina way inoo bilaabatay iyo shiishkii iyo Geedka, Markaad Madaxtooyada kasoo yara baxdid, Baabuurkaaga Gaboobey 1980-kii lasameeyay ee gaboobey, Xafadahana Kula fadhhista, sidii malin dhaweed kugu dhacday bal aanu aragno inuu Xabada kaacelin karo mise waxaad isleedahay Xirsi-Gaab Ayaa isku dhigi Xabada.

Siilaanyo oo Booqday Xaruntiisii Kulmiye Kuna Qoslaya siduu wax
u boobay iyo Marxuumkii yaraa oo uusan kahadal amaba Tacsiyeenin.


Najax Aden Cunaye

Hadhwanaag news.com

Hargeisa Somaliland

COMMENTS (1)
Amina cali says: Monday, December 10, 2012 at 15:19:35
Asc aad iyo aad ayaan uga xumahay hadhwanaagnews sidaa ay u hadashay waligeed ayaa qofna laga badin jiray nin heli jiray dagaal ayaanu qaadayna oo hargaysa ayaanu xoraynayaan very sorry walahay hargaysa iyo somalind oo dhan waa loo dhasha meeshu maha bali gubadle e wa hargaysa cadeey ee cago dhigta waxaad tihiinba lama yaqaane
Page
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
LATEST NEWS